Duqeyn kale oo galabta lala beegsaday Al-Shabaab & DF oo War ka soo saartay

Dowlada Somalia ayaa caawa soo saartay war-saxaafadeed ay ku faahfaahisay duqeyn galabta ciidamada Maraykanku ka fuliyeen gobolka Jubada hoose degmada Jilib. War-saxaafadeedka oo ka soo baxay wasaarada warfaafinta ee xukuumada Somalia ayaa u qornaa:- Galabta 24-ka Feberaayo 2020, ayay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka Mareyka ee AFRICOM duqeyn cirka ah ku qaadeen fariisimo kooxda … Continue reading Duqeyn kale oo galabta lala beegsaday Al-Shabaab & DF oo War ka soo saartay